Taageerada Dunidu u muujisay Galmudug iyo welwelka Mucaaradka Xariir miyaa ka dhexeeya?

Baarlamaanka labaad ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shalay soo af-meeray xilalka Dastuuriga ah ee la doorto, waxaana sidaas ku dhammeystirmay qorshihii ku dhawaad sannadka soo socday ee lagu baadi goobayay dhidibba u taagidda Galmudug loo dhanyahay oo ay ka faa’iideystaan dhammaan dadkeeda, qaybna ka qaadata horumarka guud ee dalka. Kadib doorashadii shalay ee madaxweynaha iyo … Continue reading Taageerada Dunidu u muujisay Galmudug iyo welwelka Mucaaradka Xariir miyaa ka dhexeeya?